Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan oo lagu dilay dagaal dhax maray Ciidamo kala taabacsan…

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi maanta ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed iyo Gudoomiyaha cusub. Dagaalka ayaa la sheegay in uu ahaa mid xoogan oo la isku adeegsanayay hubka nuucyadiisa kala duwan, waxa uuna dagaalka ka … Continue reading Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan oo lagu dilay dagaal dhax maray Ciidamo kala taabacsan…